Nairobi(RH)Dowladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dedaal ugu jirta inay iskaashi ganacsi iyo maalgashi la yeelato dalka Kenya, maadaama oo ay labada dal ka wada shaqeeyaan dhinaca ammaanka mandaqada Geeska Afrika.
Radio Hormuud Studio 2 Hargeysa/Somaliland
Hargeysa(RH)Kal-fadhigii 21-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)
Hargeysa(RH)Dowlada Somaliland ayaa Canbaareysay socdaalka madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas ku maraayo deegaanno ka tirsan gobolka Sanaag.
Ceerigaabo(RH)Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa socdaalo ku maraya Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag.
Gaas iyo waftigiisa oo soo gaadhay Magaaladda Cawsane oo ka tirsan Gobolka Sanaag waxayna Khubad u jeediyeen Bulshada Deegaankaasi ku Nool.
Jabouti(RH)Dawladda Jabuuti Ayaa waxay iska fogeysay eedo caalami ah dhawaan loo jeediyey oo la xidhiidha in xubno ka mid ah dawlad, ganacsato iyo shirkaddo kontarabaan ah oo laga leeyahay dalka Jabuuti hub sharci darro ah geliyaan Soomaaliya.
Warbixin ay soo saartay shirkadda laga leeyahay dalka Ingiriiska ee EXX Africa, ayay ku sheegtay in saraakiil ka mid ah dawladda, ganacsato iyo xubno kale ay si dadban hub sharci-darro ah ku geliyaan suuqyada Soomaaliya.
Hargeysa(RH)Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan ballaadhan oo lagu lafo-guray sidii wada-jir iyo is-fahan loogu dhammayn lahaa wareejinta haamaha shidaalka Berbera la qaadatay guddida ay ku bahoobeen ganacsatadii hore u maamuli jirey haamaha keydka shidaalka ee Berbera (BOG).
Hargeysa(RH)Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL, ahna Gudoomiyaha Guddiga Caddaaladda Prof Adan Xaaji Cali ayaa caddeeyey inay marwalba difaacaan Xuquuqa Aadanaha iyo Xoriyaadka, oo lafdhabar u ah Nabadda, xasilloonida, Horumarka iyo Aqoonsiga.
Hargeysa(RH)Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi iyo xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac kana mida mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland gaar ahaan gudidda dhaqaalaha ee golahaasi ayaa meel adag iska taagay laba digreeto oo wasiirka maaliyadda mudane Yuusuf Maxamed Cabdi ugudbiyay madaxweynaha qaranka Somaliland.
Waxaanay xildhibaanadani sheegeen in labadan digreeto ay yihiin qaar sharciga ka hor imanaya oo baalmarsan nidaamka dalka.
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shahaado-sharafeeddo ku maamuusay lix sarkaal oo kasoo qalin-jabiyey jaamacado dibadda ah, kuwaas oo qaarkood kaalmo sare ka galeen jaamacadihii ay wax kasoo barteen.
Hargeysa(RH):-Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland ayaa soo saartay Qiimaha Tacriifada Sumada Cusub ee Gaadidka Somaliland ee (Plate Numberka)kaasi oo ay dhawaan Bedeshay Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Soomaaliland Sumadii hore ee Gaadiidka kala duwan ee Somaliland
Pagination
- Previous page
- Page 89
- Next page