Warar

RH: Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Keir Starmer ayaa maanta, 12-ka May 2025, soo bandhigay qorshe cusub oo lagu adkeynayo shuruucda socdaalka dalkaas. Qodobada ugu muhiimsan ayaa kala ah:

  • In la dhimo tirada guud ee muhaajiriinta dalka soo galaysa inta lagu jiro muddo-xileedka hadda jira.

  • In la adkeeyo shuruudaha luqadda Ingiriiska ee dadka dalka soo galaya laga rabo.