Warar

RH: Sannadka 2024, dakhliga guud ee dawladda Denmark wuxuu gaaray 1.508,9 bilyan DKK (qiyaastii $211.2 bilyan USD), halka kharashaadka ay ahaayeen 1.375,7 bilyan DKK (qiyaastii $192.6 bilyan USD). Miisaaniyadda dawladdu waxay yeelatay faa'iido dhan 133,2 bilyan DKK (qiyaastii $18.6 bilyan USD).

Dakhligaasi sare wuxuu ka yimid:

  • Canshuuraha shaqsiyaadka: 745,4 bilyan DKK ($104.3 bilyan USD)