Sannadkii shanaad oo xiriir ah ayaa laga cabsi qabaa inay di waayaan roob

QM ayaa ka digaysa in xaaladaha abaaraha ka jirto bariga Afrika ay ka sii dari karto, iyadoo saadaalineysa halis weyn oo muujineysa in sannadkii shanaad oo xiriir ah ay di waayeen roob.