Radio Hormuud Studio 2 Hargeysa/Somaliland

Berbera(RH)Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa sheegay in 23 Masaajid oo kamid ahaa Masaajidda lagu Cibaadaysto ee Magaalada Berbera ay xidhmeen xiligan, isaga oo Xukuumadda iyo maamulka Gobolka Saaxil ku eedeyey inay xil iska saari waayeen  daryeelka Masaajidada lagu cibaadaysto, khaasatan bixinta adeegyada laydhka

Hargeysa(RH)Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bile, ayaa maanta kala wareegay taliyaha Ciidanka Qaranka, Sareeye gaas Nuux Ismaaciil Taani, dhismaha xarunta cusub ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo ay gacanta ku hayeen muddo ciidamada qaranka Somaliland.