Dagaalka waalidka udhaxeeya iyo samaynta dareenka iyo Maskaxda caruurta

Muuqaalkam ku daawo Dr Abdiqani Askar oo sharaxa Dagaalka waalidka iyo dhaxeya iyo samaynta Caruurta maskaxdooda iyo dareenkoda iyo habka loola dhaqmo.