Waa tuma gabadha buundooyinka ka dhisaysa Somaliland?

Hargeysa (RH)-Suruur Yuusuf Muxumed waa gabadh aqoonyahanad ah oo soo baratay cilmiga dhismaha ama injineernimada, waxa ay ku dhalatay Hargeysa, balse inta qurbaha aadday ayay soo baratay tacliinta sare.

Haatan dalka ayay dib ugu soo laabatay, iyada oo aqoonteedauga faa'iideysa dhulkeeda.

Waxa ay hormuud ka tahay dhismaha buuntada Gabiley, waxayna BBC-da uga warantay dareenteeda.

Halkan hoose ka dhageyso https://www.bbc.com/somali/war-59866958 

Isha BBC

Category