OGEYSIIS KU SOCDA REER KOLDING

RH: Waxaa la ogeysiinaya dadweynaha soomaaliyeed ee ku nool magaalada kolding , in Isniinta 16.08.21   iyo Khamiista 19.08.21  la keenidoono degmada kolding gaar ahaan Tusindfryd oo u dhow xaafadaha Skovparken iyo Skovvejen  talaal  aan balan laheyn oo lacagla'aan ah hadaba hadii aan wali lagu talaalin ama uu midi kuu dhimanyahay waxaad u haysataa firsad todobaadka dambe in aad tagto goobta talaalka oo aad  isa soo talaasho.

 

Wakhtiga talaalku waa 12:00 - 18:00

soo xasuuso kaarka caafimaadka 

Category