Somaliland: Natiijada Doorashooyinkii dhacay oo iskasoo daba dhaceysa

Waxaa soo baxdey natiijooyinka doorashada ee degmooyinka Baligubadle, Caynaba iyo Oodweyne.

Shaxda hoose ayaa muujineysa tirooyinka ay kala heleen xisbiyadu.

Waxeyna kalayihiin:

1-Natiijada Degmada Baligubadle (Sagaal xubno gole deegaan)- Xisbiga Kulmiye - 4 -Xisbiga Wadani - 3

- Xisbiga Ucid - 2

2 - Natiijada degmada Caynaba (Sagaal xubno deegaan)

- Xisbiga Kulmiye - 4- Xisbiga Wadani - 2- Xisbiga Ucid - 3

3 – Natiijada degmada Oodweyne (Kow iyo toban gole deegaan)

- Xisbiga Kulmiye - 4- Xisbiga Wadani - 6- Xisbiga Ucid - 1

Waxaan kasoo xiganay bogga MM Somali TV

  1. Xisbiyada iyo sida ay u kala heleen kuraas boqol gaareysaImage removed.

    Guddiga Doorashada SomalilandCopyright: Guddiga Doorashada Somaliland

    Waxaa hadba marka ka danbeysa soo baxaya natiijooyinka doorashada Somaliland, iyo xisbiyadu ay si weyn isugu garbinayaan ku guuleysiga kuraasta doorashada.

    Haddaba, doorashada kuraasta 100 kursi degmooyin gaaraya 10, ayaa loo kala helay sidan soo socota:

    UCID 21 Kursi

    KULMIYE 47 Kursi

    WADDANI 32 Kursi

    Muxaafidka 47 Kursi

    Mucaaridka 53 Kursi

    Waxaan kasoo xiganay bogga MM Somali TV

Category