Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Ansixisay Natiijada Doorashadii Golaha wakiilada

Hargeysa(RH):-Maxkamada Sare Ahna Maxkamada Dastuuriga ah ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa Maanta Ansixisay Natiijada Doorashadii Golaha wakiilada Somaliland ee dhawaan dalka ka qabsoontey,

Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa sidoo kale laashay Dacwado ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah musharixiintii u tartamay doorashadii golaha wakiilada ee hadhay.

 

dsaq

 

m1

 

m2

 

m3m4m5yuym12

 

Category