Dhul-gariir ka Dhacay Magaalada Boorama

Boorama(RH)Waxaa Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ka dhacay Dhul-gariid,Dhul-gariirkan oo ahaa mid aad u xoogan  ayaa aad looga dareemay Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Boorama ka Koobantahay siday Xaqiijiyeen Bulshada ku dhaqan Gudaha Magaalada Boorama.

 

Lama Xaqiijin Khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Dhulgariirkaasi isla markaasina si faahfaahsan ugamay warbixin  laamaha kala duwan ee Dowlada ee Gobolka Awdal.

 

Category