Somaliland Oo ka Soo Horjeedsatay Go’aanka Somalia Ku Eriday Ergaygii Qarammada Midoobay

Hargeysa(RH)Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay inay ka xun tahay tallaabada ay dawladda Somalia ku saarayso ergayga Qarammada midoobay u qaabilsanaa Somaliland/Somalia Mr. Nicholas Haysom.

Waxaa sidaasi lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland, kaasi oo u dhignaa sidan:-

ari

 

Category