Xidhiidh dublamaasiyadeed oo dhexmari doonaa dalalka Morocco iyo Israel

Morocco ayaa kusoo  biiray dalalka Carbeed ee dhowaantan xidhiidhka la sameystay Iwadanka sraa’iil.  Marooko  ayaa afar ku noqotay waddamada Imaaraadta, Baxreyn iyo Suudaan oo dhowaantan xidhiidh siyaasadeed la sameytay Israa’iil.

Madaxweyne Trump oo isagu u tafoxaytay sidii uu meesha ka saarilahaa takoorka ay waddamada carabtu Yuhuuda ku hayaan ayaa qoraal uu bartiisa Twitterka soo dhigay ku sheegay in Mareykankuna uu u aqoonsanayo saxaraha galbeed dhul Morocco hoos yimaada su aashu waxa weeyi ma meelmarindoonaa balanqaadkiisa inta aan xilka laga wareejin.

Category