Maxay tahay sababta ay dowladda Canada ugu raad joogtay ninkan Soomaaliga ah?

Toronto (RH)-Nin asalkiisi Soomaali yahay oo kaalinta koobaad uga jira liiska dadka ay doonayaan laamaha ammaanka ayaa lagu qabtay waddankaas.

Booliska Canada ayaa Talaadadii sheegay inay lacag dhan 250 kun oo dollar-ka dalkaas ah ku abaalmarin doon qofkii la wadaaga xogta Cabdicasiis Maxamed.

Maxamed ayaa waxaa baadi goobayay booliiska Toronto waxaana lagu soo eedeeyay in uu dilay Craig MacDonald oo 43 jir ah kaasoo ku dhashay Magalaadda Toronto.

Xiggasho: BBC

Category