CIID MUBAARAK

RH: Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha  Radio Hormuud, waxa ay hambalyo  ku aadan munaasibada ciidul fidriga udirayaan dadweynaha Soomaaliyeed  nagu xiran ee halkan nagala socoda, waxaa idiin rajeeneynaa in uu ilaahey acmaashii bisha Ramadaan inaga aqbalo bishan bisheedana inagu gaadhsiiyo  bashbash iyo barwaaqo.

Radio Hormuud, waxa uu idiin soo gudbin doonaa barnaamiyo iyo suugaan uu kula dabbaal dagayo munaasibadan qiimaha badan.

Markale waxaa idiin lee nahay Ciid Mubaarak.

Category