Muqdisho (RH)-Raโiisul Wasaaraha XFS ayaa maanta oo Isniin ah isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, iyadoo xubno cusub ku soo daray.
Saddex Wasiir ayaa la isku bedelay Wasaaradihii ay joogeen, halka labo wasiir xilka laga qaaday, sidoo kale waxaa Golaha lagu soo daray Wasiir cusub oo qaarkood Xildhibaano ah,
1. Md. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi โ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ด๐ฎ
2. Md. Cabdiqaadir Maxamed Nuur โ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ธ๐ฒ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ