"Mid ka mid ah mucaaradka ayaa ku dhaawacmay mudaaharaadka Hargeysa"

Mid ka mid ah mucaaradka ayaa ku dhaawacmay mudaharaadka sida axaabta mucaaradku sheegeen. Waraka ayaa sidoo kale sheegaya in la xirxiray mas'uuliyiin ka mid ah dadka banaanbaxa dhiyayay.

Magaalada Hargeysa waxaa saaka ka dhacay bannaanbax ay soo qabanqaabiyeyeen xisbiiyada mucaaradka ah ee Jamhuuriyadda Gooni Isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland.

Mudaaharaadkan ayaa waxaa looga soo horjeedaa khilaafka doorashada Somaliland ee u dhaxeeya Mucaaradka iyo xukuumadda uu hogaaminayo madaxweyne Muuse biixi Cabdi.

 

xigasho BBC

Category