Baanka Dhexe Oo ka Hadlay Kor u Kac ku Yimid Qiimaha Lacagta Somaliland

Hargeysa(RH)Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa ka warbixiyey kor u kac ku yimid  qiimaha Shilling-ka Somaliland, iyaga oo is bar-bar dhig ku sameeyey waddamada Sicir bararku uu ka jiro iyo sababaha keenay  hoos u dhaca iyo kor u kaca lacagaha.

Sidaasina waxaa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac ( Baqdaadi) Oo u dhignaa  sidan:-

 

wr

Category