Radio Hormuud Studio 2 Hargeysa/Somaliland

Hargeysa(RH)Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa hiirtii hore ee saaka kormeer shaqo kus oo maray qaar kamid ah xarumaha wasaaradaha qaranka iyo hay’adaha madaxa bannaan ee dawladda, waxana uu u kuurgalay hannaanka ay shaqadu ugu socoto xarumahaas

 

Hargaysa(RH)Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta Magaaladda Hargaysa Kaga Qayb Galay Xuska Maalinta Dhalinyaradda Aduunka oo lagu qabtey Magaalada Hargeysa.

Hargeysa(RH)Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna Ku-simaha Madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shaaca ka qaaday in la qabtay  qaar ka mid ah dabley shalay deegaanka Ceel-afweyn ku dilay Toddoba qof.

Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay  Xarunta madaxtooyada Somaliland  oo u dhignaa  sidan:-

Hargeysa(RH)Waxaa Maanta si nabada oo  looga Ciiday Gobolada,Degmooyinka iyo Tuulooyinka Somaliland Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici ayaa Boqolaal ka mid ah Bulshada ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa kula Tukaday Salaadii Ciida Musjid Jaamaca weyn ee Magaalada Hargeysa.

Hargeysa(RH)Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa bulsho-weynta Islaamka gaar ahaana bulshada reer Somaliland ee dunida dalacadeeda ku kala nool, Ugu Hambalyeeyey munaasibada Ciidal Adxa awgeed

Boorama(RH)Waxaa maanta Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal Tababar loogu soo xidhay 142 macalin oo ah macalimiinta joogtada ah ee Jaamacada Camuud tababarkan ayaa socday mudo 5 maalmood  ah oo ku aadanaa dhinaca kor u qaadista xirfadaha waxdhigista, samaynta imtixaanada iyo qiimaynta ardayda cilmi baadhista samaynaya.