Masuuliyiintii Ugu Badnaa ee Xisbiga Ucid Oo Xilalkii laga Qaaday

Hargeysa(RH)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali waraabe ayaa War-saxaafadeed Uu Maanta  soo-saarey waxaa Uu Guud ahaanba Uu Xilalkii ay Xisbigaasi ka hayeen uu ka qaaday Xoghayayaashii Xisbigaasi marka laga reebo kuwii la magacaabay Doorashadii ka dib.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali waraabe  sidoo kale waxaa uu xilalkii ka qaaday Masuuliyiintii laamaha dibada ee Xisbiga Ucid.

IJ

 

Category